Category: so

Halkii aad gaari u wadan laheyd First Hill ama ka shishe, ka fakar inaad sameysato ballan dhaqtar ama daryeel caafimaad adigoon ka gudbin webiga: CHI Franciscan Urgent Care - West Seattle CHI Franciscan St Anne Hospital - Burien Zoom + Care - West Seattle Polyclinic - West Seattle Xarunta Caafimaadka Bulshada Sea Mar - South Park Cisbitaalka Xoolaha ee Koonfurta […]

Read more

Si shaqada looga sii wado aqalka waa mid ka mida waddada ugu fiican ee lagu fududeyn karo ciriiriga ka jira gawaarida ama jidadka lagu leexdo ee ka dhashay xiritaanka Buundada Sare ee West Seattle. Haddii aad awoodid inaad fogaan ka soo shaqeyso, ka faa’iideysato qaar ka mida dhiiri-gelinta hoose iyo adeegyada diyaarka u ah dadka […]

Read more

Ka hubi xaaladda socodka baabuurta ka hor inta aadan bixin kaameradda maabka waqtiga dhabta ee waddada, iyo in ka badan. Maabka Socotada Seattle (Kaameradda Jidka)Maabka Baarkinka Seattle (Interactive)Qiimaha Jid-dhigashada Seattle (Interactive)Qiyaaso Qiimaha DHABTA AH Socodkaaga Xiritaanka Buundada Sare ee West Seattle, Jidadka lagu Leexdo Click to open PDF in new window

Read more

Nagu caawi inaan u firaaqeyno (buundada hoose) ee Spokane St Swing Bridge baabuurta gurmadka deg-degga ah, basaska, iyo xamuulka culus. Buundada hoose imika way ka xiran tahay baabuurta aan loo oggoleyn maalmaha toddbaadka laga bilaabo 5-ta subax ilaa 9-ka fiidkii iyo dhamaadka toddobaadka 8-da subax ilaa 9-ka fiidkii. Jidadka kale ee kuu furan waxa ka […]

Read more

Xiritaanka Buundada Sare ee West Seattle waxey dadka deggan waddooyinka lagu leexdo iyo xaafadaha Duwamish Valley ku abuurtay saxmad iyo naqas hawo xumo ah, sida Highland Park, Roxhill, South Delridge, Roxbury, Georgetown, South Park iyo SODO. Marka ay tahay waqtiga safarka, socodka ama kaxeynta, baaskiileyn ama mooteyn, raacidda baska, wada raacista faanka, ama joogista xaafadda, oo dhamaantiin idiin ka badbaadin karta madax […]

Read more

Isku hagaajinta raacista lacag la’aanta ah WebseydkaRideshareOnline.com waa qorshe kale. Waxad ka heli kartaa raacis ama, haddii aad wadaneyso gaarigaaga, waxad ka heli kartaa dad kula raaca. Haddii aad tahay milkiile ganacsi ama maamule, waxa sii dheer dhiirri-gelinta ilahaasi, waxad sahmin kartaa ORCA For Business, oo ay ku jiraan fursado ay ku jiraan dib ugu celin lacagta […]

Read more

Soo gaabi waqtiga socdaalkaaga kuna baaqso lacag isticmaalka Metro Vanpool adigoo marin u helaya (buundada hoose) ee SW Spokane St. Bridge. Agosto 2021 oo dhan, King County Metro waxey ku siineysaa dadka cusub ee wadaaga raacidda faananka labada ugu horreeya lacag la’aan. Dallacaadda u qalmidda iyo jaranjarada loo marayo si aad u bilowdo Maabka Vanpools […]

Read more

Taageer ganacsatada gudaha, wax badan ka ogow xaafaddaada, kana faa’iideyso alaabaha gudaha adigoo sahan ku dhex maraya Jasiirad u egta West Seattle. 15-20 Minute Away: Raadso dukaamada, xarumaha caafimaadka, meelaha dhaqanka la aado, iskuullo, meelaha basasku istaagaan, iyo baraha lagu nasto ee u jira 15-20 daqiiqado halka aad deggan tahay. Ka Cunteynta Xaafadda: West Seattle […]

Read more