U socdaal si caqli ah, oon ku adkeyn ilahan dheeraadka ah Maabka West Seattle iyo Duwamish Valley Walking (PDF) Jidka koowaad (feet first) Maabka jidka koowaad (feet first): West Seattle Trails (PDF) Barnaamijka Seattle Neighborhood Greenways RCodsiga ruqsadda balooggaaga ee Ku Joog Caafimaad (Stay Healthy) Ka soo hadal arrin ka jirta xaafaddaada
Category: West Seattle – Walk & Roll – so
Raadso jidka ugu saaxiibtinimo wanaagsan ee leh aaladahan. Qorshaha Jidka la Mari Karo (Accessible Route) Maabka Meelaha Sareeya (Elevation Accessibility)
Kuma xirna si kastoo aad socdaasho West Seattle, waxey u badan tahay in qaar ka mida socdaallaada ay lugeyn, riixid gawaari gacan ama kuraasta lugaha leh. Waxanu gacan siineynaa dadka si nabad ah ku soconaya ama ordaya iyadoo qaar xaafadaha hadda jira waddooyinka cagaaran (waddooyinka la deggan yahay oo deggan) loo rogayo Ku Noolow Waddooyin […]