COVID Safety

Metro Waxey ka Shaqeyneysaa Bad-qabkaaga

Ka nadiifinta jeermiska gaariga maalin kasta.

In maaskis waajib laga dhigo iyo in meel maaskiga laga helo baska lagu rakibo

In la casriyeeyo mashiinada hawada nadiifiya

In jir ahaan la kala fogaado

In basas badan la saaro jidadka mashquulka ah

Xijaab bad-qabka loogu talo galay


Maxaad Sameyn Kartaa si Metro uu Bad-qab u ahaado

Xiro Maaski

Guriga joog marka aad jirran tahay

Ku dadaal kala fogaansho

Ka fogow meelaha xiran

Isku qor helitaanka digniinaha socdaallada

Ku bixi kaarka Orca ama app-ka moobeelka