Qorshee Socodkaaga

Ka faa’iideyso mid ka mida aaladaha hoose si aad u doorato jidka ugu wanaagsan si aad si waqtiyeysan aad ugu tagto halka aad dooneyso.

Ma u baahan tahay inaad xiriir la sameyso? Ma u socotaa meel ka baxsan jidka aad marto? Ka fiiri baskeena maababka meelaha aad dooneyso inaad aaddo.

West Seattle-ilaa-Downtown iyo SODO Bus Map
Connections ilaa Greater Seattle iyo North King County Bus Map
Connections ilaa East King County Bus Map
Snohomish County, South King County, & Pierce County Connections Map