Labada Bilood Hore waa Lacag La’aan

Soo gaabi waqtiga socdaalkaaga kuna baaqso lacag isticmaalka Metro Vanpool adigoo marin u helaya (buundada hoose) ee SW Spokane St. Bridge. Agosto 2021 oo dhan, King County Metro waxey ku siineysaa dadka cusub ee wadaaga raacidda faananka labada ugu horreeya lacag la’aan.