Galbeedka Seattle

Tilmaamo aad ku tageyso,kaga soo noqoneyso, iyo ku dhex mareyso West Seattle

Tilmaamahan onleenka ah si caadi ah ayaa loogu soo kordhiyaa habab lagu tago, looga yimaado, iyo lagu dhex maro jasiirad u egta West Seattle xilliga buundadu xiran tahay. Socod, baaskiileyn, qaadashada bas, wadaraacidda — ama beddelaadda socodkaaga si aad u joogto xaafadda ama aad u socdaasho xilliga shaqadu yar tahay—dhamaantood waa habab dadku ku tegi karaan meelaha gacanna uga geysanayaan saameynta bulshada deggan hareeraha jidadka waaweyn.

Deegaanka Joog

Socod iyo Rucleyn

Baaskiil iyo Mooto

Tababarka Baaskiilka

Muuqaal gaaban oo ku saabsan sida baaskiilka loogu wareego Galbeedka Seattle

Wax Badan ka Ogow

Gaadiidka Dadweynaha

Tababarka Gaadiidka

Muuqaal gaaban oo ku saabsan isticmaalka gaadiidka Galbeedka Seattle

Wax Badan ka Ogow

Faanka la wada raaco

Tababarka Vanpool

muuqaal gaaban oo ku saabsan wadaaga baska West Seattle

Wax Badan ka Ogow

Nabad u Wado