Category: so

Gaadiidka Carruurta da’doodu tahay 5 iyo wixii ka hooseeya waa u bilaash inay raacaan. Dhammaan dhalinyarada da’doodu tahay 6 – 18 waxay u qalmaan qiimo dhimis qoto dheer iyagoo isticmaalaya kaararka Dhalanyarada ee ORCA. Dhammaan ardayda dugsiyada dhexe iyo sare ee Seattle waxay u qalmaan isticmaalka bilaashka ah ee aan xad lahayn ee ORCA Opportunity […]

Read more

Galbeedka Seattle Barnaamijka Xulashada Safarka Waa maxay hadafyada ugu muhiimsan ee Barnaamijka Xulashada safarka ee Buundada Galbeedka Seattle? Fududeeyo saamaynta taraafikada ee xidhidhiyaha buundada galbeedka Seattle iyadoo la yareynayo baabuurka hal qof wado ee soo galka iyo ka baxa Galbeedka Seattle. Dhiirrigeli, taageer, oo kordhi isticmaalka fursadaha gaadiidka gudaha iyo dibadda iyo hareeraha Galbeedka magaalada […]

Read more

Gaadiid u gaara Dadka Da’da ah iyo Dadka Baahida Gaarka ah Qaba Webseydka FindARide.org wuxuu ku xiraa dadka waaweyn iyo dadka naafada ah gaadiidka ay doonayaan ee aaggaaga. Baska lagu magacaabo West Seattle Hyde Shuttle ay leedahay Sound Generations wuxuu bixiyaa adeeg albaabka kugu imanaya oo lacag la’aan ah oo la siiyo dadka ka weyn […]

Read more

Ka faa’iideyso mid ka mida aaladaha hoose si aad u doorato jidka ugu wanaagsan si aad si waqtiyeysan aad ugu tagto halka aad dooneyso. King County Metro Trip Planner Sound Transit Trip Planner West Seattle to Vashon Ferry Service West Seattle to Downtown Seattle Water Taxi Service One Bus Away App King County Accessible Services […]

Read more

Metro Waxey ka Shaqeyneysaa Bad-qabkaaga Ka nadiifinta jeermiska gaariga maalin kasta. In maaskis waajib laga dhigo iyo in meel maaskiga laga helo baska lagu rakibo In la casriyeeyo mashiinada hawada nadiifiya In jir ahaan la kala fogaado In basas badan la saaro jidadka mashquulka ah Xijaab bad-qabka loogu talo galay Maxaad Sameyn Kartaa si Metro […]

Read more

Sidee loo isticmaalaa leymanka baaskiilka, dukaamadaada baaskiillada West Seattle-Duwamish Valley, iyo ka badan. Amniga Baaskiilka iyo Tusaaleyn Isticmaalkooda Bike Parking at Transit FacilitiesHow to Load a Bike on a Bus Bike RackHow to Share the Road with TransitBiking Rules of the RoadHow to Use Bike LanesHow to Safely Bike Around Big Trucks (Video)How to Keep […]

Read more

Isticmaal aaladaha hoose iyo maababka lala fal-geli karo si aad u hesh waddada ugu wanaagsan ee baaskiil si aad u tagto halka aad dooneyso. Maabka Seattle Bike (Interactive) Maabka West Seattle iyo Duwamish Valley Bike Map (PDF) Maababka baaskiilada iyo mootooyinka Maabka Xaddidaadda Xawaaraha Seattle (Interactive)Cascade Bicycle Club’s ‘Bridge the Gap’ Map (PDF) Jidadka baaskiil […]

Read more

Ku safarka baaskiil ama mooto waa fursad aad u weyn oo looga gudbi karo Buundada Hoose ama lagu gaari karo meylkaaga hore/ugu dambeeya eed ku gaareyso baska. Lime iyo Link wuxuu siinayaa raacid lacag la’aan ah shaqaalaha asaasiga ah iyo dadka u socdaalaya ballamada tallaalka COVID-19. Wax badan ka ogow wadaagga ku saabsan baaskiil iyo mooto. […]

Read more

U socdaal si caqli ah, oon ku adkeyn ilahan dheeraadka ah Maabka West Seattle iyo Duwamish Valley Walking (PDF) Jidka koowaad (feet first) Maabka jidka koowaad (feet first): West Seattle Trails (PDF) Barnaamijka Seattle Neighborhood Greenways RCodsiga ruqsadda balooggaaga ee Ku Joog Caafimaad (Stay Healthy) Ka soo hadal arrin ka jirta xaafaddaada

Read more

Raadso jidka ugu saaxiibtinimo wanaagsan ee leh aaladahan. Qorshaha Jidka la Mari Karo (Accessible Route) Maabka Meelaha Sareeya (Elevation Accessibility)

Read more

Kuma xirna si kastoo aad socdaasho West Seattle, waxey u badan tahay in qaar ka mida socdaallaada ay lugeyn, riixid gawaari gacan ama kuraasta lugaha leh. Waxanu gacan siineynaa dadka si nabad ah ku soconaya ama ordaya iyadoo qaar xaafadaha hadda jira waddooyinka cagaaran (waddooyinka la deggan yahay oo deggan) loo rogayo Ku Noolow Waddooyin […]

Read more