Flip Your Trip 2023 – Bike + Scoot [so]

Baaskiil + Iskuut-gareeh

Ku raaxayso faa’iidooyinka badan ee baaskiil wadista iyo iskuut-gareynta sida hagaajinta caafimaadkaaga, keydsiga lacagta, iyo yaraynta qiiqa markaad u socoto meeshaada xigta. Haddii aad haysato raacitaankaaga, ama aad xiisaynayso inaad hubiso wadaagga baaskiilka ama barnaamijyada wadaaga mootada, waxaad hoos ka heli doontaa macluumadka qorsheynta jidkaaga, badbaadada baaskiilka, iyo in ka badan.

  • Khariidadaha Google – U adeegso Khariidadaha Google-ka si aad u aragto xulashooyinka safarka, waddooyinka, jadwallada gaadiidka, iyo khariidadaha qad la’aanta, oo lagu daro wakhtiga ugu fiican ee aad booqan karto meel, iyo in ka badan. Waxaa laga heli karaa webseytkeena, shabakada, iyo qaabka aabka ee Android iyo iPhone. 
  • *Khariidadda baaskiilka Seattle – Soo hel wadiiqooyinka baaskiilka, meelaha baaskiilka, iyo dariiqyada.
  • *Si aad u hesho caawimada qorsheynta jidkaaga baaskiilka, la xiriir MIiska Caawinta The Bikery’s Bike Commute.

*Ingiriis keliya ku qoran

Seattle waxay hoy u tahay ururada taageera, wax bara, oo ka jawaaba su’aalaha shakhsiga sida loo isticmaalo baaskiilka. Hoos waxaa ku qoran liiska ururada iyo goobaha ururka ee ku caawin kara adiga iyo khibradaada baaskiilka.  

*Ingiriis keliya ku qoran

*Ingiriis keliya ku qoran