Flip Your Trip 2023 – Shared Rides [so]

Raacitaanka la Wadaago

Waxaa jira siyaabo badan oo aad ku soo wareegi karto oo aan u baahnayn inaad baabuur leedahay ama aad kaligaa wado.

Wadaagista raacitaankaaga adigoo raacaya baabuurka ama gaari-la-wadaago waa ikhtiyaar aad u fiican haddii aad ku nooshahay meel ka fog meeshaad u socoto halkaas oo gaadiidka dadweynaha uusan ka jirin. Markaad wadaagto raacitaanka, waxaad ku badbaadin kartaa lacagta gaaska, lacagta tolls-ka, gaari-dhigasho, iyo dayactirka baabuurka. Waxaa dheer, waxaad isticmaali kartaa laynka HOV oo aad dib u qaadan kartaa wakhtiga maalintaada!

  • King County Metro Vanpool and Vanshare – Soo hel gaari la wadaago oo hadda jira si aad ugu biirto ama u bilowdo adigu.
  • RideshareOnline – Baabuur la isla fuulo iyo gaari-wadaagis oo la iswaafajiyo oo ay maamusho Waaxda Gaadiidka ee Gobolka Washington.
  • *Vanpool 101 – Hage gaaban oo ku saabsan aasaaska iyo faa’iidooyinka gaari-wadaagista Seattle dhexdeeda.
  • Metro Flex – adeegga gaadiidka ee isla-markaas ah kaasoo bixiya raacitaanka xaafado badan ee King County.

*Ingiriis keliya ku qoran

Additionally, consider opting into car share services for when you need to drive.  

  • *Getaround – Goobta suuqa ee wadaagista gaariga ee saaxiib-ilaa-saaxiib. 
  • RideshareOnline – Baabuur la isla fuulo iyo gaari-wadaagis oo la iswaafajiyo oo ay maamusho Waaxda Gaadiidka ee Gobolka Washington.
  • *Gig
  • *Zipcar 

*Ingiriis keliya ku qoran

  • *Commute Calculator – Calculate your commute costs and what it would cost to pick another method.

*Ingiriis keliya ku qoran