Flip Your Trip 2023 – Walk + Roll [so]

Lugee + Wax-wareega ku-soco

Lugeyntu waa dariiq caafimaad leh, raaxo, oo qiimo jaban oo lagu soo wareego. Haddi aad lug ku jirto ama aad isticmaalayso aalad dhaq-dhaqaaqa, iska hubi ilaha hoose si aad u bilowdo safarkaaga.

  • Khariidadaha Google – U adeegso Khariidadaha Google-ka si aad u aragto xulashooyinka safarka, waddooyinka, jadwallada gaadiidka, iyo khariidadaha qad la’aanta, oo lagu daro wakhtiga ugu fiican ee aad booqan karto meel, iyo in ka badan. Waxaa laga heli karaa webseytkeena, shabakada, iyo qaabka aabka ee Android iyo iPhone. 
  • *Qorsheeyaha marinka la heli karo – Qorshee jidkaaga agagaarka Seattle si aad u daboosho baahiyahaaga. Fiiri xaaladaha dariiqyada lugta, marshobiyoodka, meelaha baska istaago, calaamadaha dadka lugaynaya ee la heli karo, iyo in ka badan.
  • *Khariidadda gelitaanka sare-u-qaadista – Kala shaandhee xogta kor u qaadista adiga oo dooranaya qalabkaaga dhaqdhaqaaqa.

*Ingiriis keliya ku qoran

*Ingiriis keliya ku qoran